December 13, 2017

DEG DEG: Fanaanadii ugu horeysay ee ku heestay Af-Soomaali oo goordhaw ku geeriyootay Magaalada…

Shamis Abuukar Ismaaciil (Guduudo Carwo);  ayaa saaka ku geeriyootay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland,sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya.

Fanaanaddan ayaa ah Haweeneydii ugu horreysay ee Soomaali ah oo Af-Soomaali ku heesta Sanadkii 1950kii waxaana ay heesahaas ka bixi jireen Radio Hargeysa.

Warkan oo faah faahsan iyo taariikhda Fanaanada kala soco Dadweynaha.com

Waxaad nagala soo xariiri kartaa dadweynahamedia@gmail.com

Aragtida Akhristayaasha

    Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com